Al-Shabaab duulaan ka soo laabtay oo lagu duqeeyey gobolka Jubada hoose

Faahfaahino ayaa ka soo baxaya Weerar dhinaca cirka ah uu ka dhacay inta u dhaxeysa degaanada Araare, Kobon iyo Muuse Xaaji ee gobolka Jubada hoose. Gaadiidka la beegsaday ayaa la sheegay inay u socdeen duulaan ka dhan ah Saldhig ay leeyihiin Ciidanka Jubbaland, waxaana ka hor duqeynta goobta ka dhacay dagaal muddo kooban socday. Dad … Continue reading Al-Shabaab duulaan ka soo laabtay oo lagu duqeeyey gobolka Jubada hoose